Sunday, September 4, 2016

DHIIGA KU DAADANAYA SOOL SANAAG IYO CAYN WAXAA MASUULIYADEEDA LEH MAAMULKA SOOMAALILAND.





DHIIGA KU DAADANAYA SOOL SANAAG IYO CAYN WAXAA MASUULIYADEEDA LEH MAAMULKA SOOMAALILAND.
in badana ayan u uga digeyney soomaaliland iney ciidamadeeda kala baxdo gobolada sool sanaag iyo cayn,hada waxaa bilowdey daadinta dhiiga ummadda soomaaliyeed,
maamumulka soomaaliland waxay gumaad ka bilowdey gobolada sool sanaag iyo cayn iyadoo isu adeegsaneysa iskana horkeeneysa shacabka,
shacabku waxay xaq u leeyihiin hogaanka iyo ku hagida masiirkooda, xaqse umma laha in la jajuubo,hadii soomaaliland ay qayb shacabka ah ku guuleysatey iney shilimaad yar ku gadato qabkoodii iyo xoriyadoodii waxaa jira in badan oo ah dadka soomaaliyeed degana sool sanaag iyo cayn yeeleyna in la gato mustaqbalkooda iyo jiritaankooda gobonimadoodiina gacantooda ku haysta una dhimanaya diidana in la duleeyo lagana saaro lagana tirtiro magaca soomaaliyeed,WAANA XAQ U DIRIR JIHAAD KU JIRA KUWAASI,
maamulka soomaaliland waxaan ugu baaqeynaa iney gobolada sool sanaag iyo cayn FARAHA KALA BAXDO joojiyana WAALIDA QAYAXAN IYO GARDARADA XISHOOD LA'AANTA AH ee loola tagayo SHACABKA SOOMAALIYEED kuwaasoo uu soo daashadey dagaalka sokeeye ee dalkeena,
SHACABKA SOOL SANAAG IYO CAYN WAXAAN UGU BAAQEYNAA INEYSAN OGALAAN IN ASKARI SOOMAALILAND AHI QORI KU WATO GOBOLADA SOOL SANAAG IYO CAYN UNA DAGAALAMAAN JIRITAANKOODA ILAA UU KA NOOL YAHAY KAN UGU DANBEEYA,
WAXAAN KALOO UGU BISHAAREYNAYAA IN SOOMAALI OO DHAMI TAAGEERSAN TAHAY UMMADDA SOOMAALIYEED EE SOOL SANAAG IYO CAYN EE XAQ U DIRIRKA AH AYSANA GARAB LA'AYN,KUNA GARAB TAAGAN YIHIIN HIIL IYO HOOBA,WAANA JIHAAD WAAJIB AH,MAANTA WAXAY MAREYSAA XORNIMO IYO GOBONIMO AMA ISDHIIB OO HA LAGU GUMEYSTO,



No comments:

Post a Comment