hadii aysan timir lafi ku jirin maxay galmudug u geyn waaydey ciidamdeeda iyo ciidamo beeleedkeeda meesha ku haboon.
dagaalkii dhacay waxaan eediisa saareynaa lehna galmudug waayo galmudug cadowgeedu waa alshabaab sida puntland iyo soomaali oo dhan,mase aha in galmudug ciidamo la soo aado puntland waliba geyso meeshii alshabaab laga ilaalinayey.
sida la ogsoon yahay magaalada gaalkacyo waxaa ka dhacay fal argagixiso,waxaana gaystey alshabaab oo qiratey,dhanka baddana waa la ogaa wixii ka dhacay.
alshabaab waxay waddo halaq mareen ka dhigatey galmudug waana xaqiiq,
soomaalidu waxay ku maahmaahdaa sidee xeero loo xagtaa ilkana ku bad badbaadaan,sidee ayaa loo heli karaa galmudug oo saafi ah kana hufan alshabaab waa su'aal weyn madaxana daalineysa,

hadaba waxaa lagu heli karaa dhowr siyood ,
- waa in galmudug si cad toosana ula dagaalantaa alshabaab kana sifeysaa deegaanka hoos taga maamulka galmudug ee soomaaliyeed,iyadoo kaashayneysa ciidamada puntland,kuwa dowlada federalka ah.
- waa in maamulka galmudug la soo aadin ciidamadeeda furimaha puntland ay kasoo weerareen alshabaab waayo waxay u hoodaadeynayaan puntland alshabaab,
- waa in galmudug dhidibada u aastaa maamulka deegaanada hoos taga maamulkeeda waayo waxaa suurta galeysa in shacabka soomaaliyeed ee hoos taga galmudug iyo maamulka galmudug midoobo ayna dhexda ka baxdo kala qaybsaaanta shacabka galmudug.
- galmudug waxaa ku waajiba in koonfurta galmudug ay xooga saarto ciidan ahaan si ay u joojiso shabaabka ka soo galaya gobolada kale ee ay wali gacanta ku hayaan.
- galmudug waxay xaq u leedahay iney ciidamada puntland ay ka feer dagaalamaan ciidamada galmudug kana hortagaan alshabaab iyagoo wadda jira ileen soomali waa isku dane,wakhti koobana la sugo amaanka galmudug iyadoo labada maamul wadda shaqeynayaan ciidamadooduna isku dhan xabbadda u ridayaan.
hadii dhowr arimood laga helo maamulka galmudug oo ay talaabo buuxda kaga qaadeyso alshabaab waxaa suurta galeysa in puntland xadka nabbad sugideedu ka bilowdo koonfurta galmudug halka uu hada ka yahay puntland iyo galmudug dhexdeeda.
waxaa kaloo sugmeysa in xal loo helo xoolo dhaqatada markasta is dagaaleysa kana kala soo jeeda puntland iyo galmudug,
waxaan anagu khalad u aragnaa in galmudug alshabaab ka soo weerar tagto galmudugna indho u yeelato puntland oo kaliya kana indho la'aato alshabaab.
ciidmada ay galmudug ku soo daabuleyso xadka nabbadda ee puntland laga ilaalinayo markasta waa khalad waxaana la xisaabin alshabaab waayo waa waddo markasta laga filayo iney alshabaab ka soo dusto.
ciidmada ay galmudug ku soo daabuleyso xadka nabbadda ee puntland laga ilaalinayo markasta waa khalad waxaana la xisaabin alshabaab waayo waa waddo markasta laga filayo iney alshabaab ka soo dusto.
waxaan garab taaganahay talabada ay qaadeen ciidamada difaaca puntland waayo dadka soomaaliyeed waxay yiraahdaan mar i dage ALLAH ha dago mar labaad i dagase anigaa is dagey,
SHALLAY,MAANTA,IYO BERIBA WIXII HUB WATA EE SOO AADA XADKA LAGA ILAALIYO NABBADDA PUNTLAND WAA ALSHABAAB,IN TILAABO LAGA QAADANA JIRITAANKA PUNTLAND AYAA KU SUGAN.
WAAYO ALSHABAAB AYAA SOO AADA NABBADA PUNTLAND ALSHABAABNA WAA CADOWGA SHACABKA PUNTLAND IYO KAN SOOMAALIYEEDBA.
WAAYO ALSHABAAB AYAA SOO AADA NABBADA PUNTLAND ALSHABAABNA WAA CADOWGA SHACABKA PUNTLAND IYO KAN SOOMAALIYEEDBA.
sidaas darteed waa muqadis in ciidankasta oo galmudug ah la geeyo meeshey gayaan halkaasoo ah koonfurta galmudug ee shabaabku kasoo burqanayo.iyo xeebta hobyo ilaa koonfur la sii aado xeebta..
No comments:
Post a Comment