HAYSO QORIGAAGA BERI HA GUMOOBINE-SHACABKA SOOL SANAAG IYO CAYN.
dhankeey ka baxdaa waa bakeylo qaleen,maamulka xayraanka ah ee qoriga kaa dhigi lahaa asaga ka dhig.
waxaan shacabka gobolada sool sanaag iyo cayn ugu baaqeynaa ineysan u carab laa laadin DHAWAAQA WAALAN iyo AMARADA WAALIDA ku saleysan ee kasoo yeeraya QABIILKA KA TALIYA hargeysa,
waxaan shacabka gobolada sool sanaag iyo cayn ugu baaqeynaa ineysan u carab laa laadin DHAWAAQA WAALAN iyo AMARADA WAALIDA ku saleysan ee kasoo yeeraya QABIILKA KA TALIYA hargeysa,
taariikhdu waa ma guudho khiyaanadan cad waxaa kal hore lagula kacay shacabka AWDAL ka dib markii hubkoodii lagu aruuriyey konteenaro,kuwaasoo laga dhaadhiciyey iney hubka soo wareejiyaan kana mid noqdaan maamulka GUMEYSI ORODKA KU CAAN BAXAY EE hargeysa,waana mid ay reer AWDAL maanta la ooynayaan kana shaleynayaan,waayo hubkii laga qaadey ayaa waxaa isku hubeeyey hal qabiil ka dibna dib lagula soo noqdey in lagu gumeeyo lagana jajuubo,laguna laayo,
REEER AWADAL xataa kharash looguma badalin in dhiigooda lagu daadiyo hubkoodii mooyee,
REEER AWADAL xataa kharash looguma badalin in dhiigooda lagu daadiyo hubkoodii mooyee,
ummadda soomaaliyeed maanta qabiilna qabiil kama itaal roona waana xaqiiq.waxaase yaabe qabiil qabiil kale hub ka dhigaya waana waxaan dhici jirin.wanaagu waa iyadoo soomaalinimo laysugu yimaado hubkana hal meel lawada dhigo ciidan qarana lawada sameysto.
SHACABKA SOOL SANAAG IYO CAYN waxaan ugu baaqeynaa ineysan hubka dhigin waxaana u sheegeynaa nin waxaad tahay intaad qorigaaga wadatid taas ayaana kaa hor istaagta waalida kasoo ifeysa hargeysa,MAANTA QORIGA DHIG OO BERI HA LAGUGU DILO WAA DULINIMO WEYN.
ma lihin waxaan ku baaqeynaa dagaal iyo dhiig laakiin shacabka sool sanaag iyo cayn waxay xaq u leeyihiin ISDIFAACID,nabbad iyo horumar iyo MASIIRKOODA ama hogaankooda oo aan hargeysa loo jajuubin,mana aha mid aaan afka iyo adinkaba ka xiraneyno.

waxaan ugu baaqeynaa shacabka sool sanaag iyo cayn iney ka digtoonaadaan dabeylaha dhacaya maanta ee khalkhaliyey qaar kamida ah odeyaal dhaqmeedkii kuwaasoo kuna hadlaya magacii shacabka hadana dhaafsanaya sunuud yar iyo jago dhowr bilood ah.
HAYSO QORIGAAGA BERI HA GUMOOBINE SOOL SANAAG IYO CAYN,qabiilna qabiil hub kama dhigo karo qabiilna qabiil kale meeshuu dago kama talin karo wanaaguna waa aan wada daganaano ileen waxaan nahay ma kala guurtee soomaali wada ah.
No comments:
Post a Comment