Wednesday, September 7, 2016

GAALKACYO = GAAL KAC.



waxaan jeclaan laheyn inaan u sheegno dadka qalbiyada kala dhiman hadal ka soo fuley ku hadaaqaya sida Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey INEY GAALKACYO MACNO WEYN UGU FADHIDO UMMADDA SOOMALALIYEED GAAR AHAAN DADKII DHIGEY DHAGAXII UGU HOREEYEY HADANA WELI DAGAN GACANTANA KU HAYA,

- GAALKACYO WAXA KA XAARAAM MAMNUUC AH CIIDAN SHISHEEYE,  SHALLAY - MAANTA -IYO BERIBA.

- WAXAA GAALKACYO SHACABKEEDU IYO AMNIGEEDUBA BALAN QAADEYN AMAANKA MAS'UULNA AYSAN KA AHEYN Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey HADII UU SOO CAGO DHIGO GAALKACYO WAAYO WUXUU KHALAD WEYN IYO GEF WEYN KA GALEY JIRITAANKA KA MAGAALADA GAALKACYO EE PUNTLAND SOOMAALIYA IYO WALIBA DADKEEDA,WUXUUNA DAMCEY INUU JIRITAANKA MAGAALADA GAALKACYO KU DUUGO CARABKIISA.ASAGOO U SUXULO DUUBAYA DAD GAARA IYO DANTOODA KHAASKA AH.

- MAAMULKA  GALMUDUG  EE  XAAFADA  KA  DAGAN  MAGAALADA  GAALKACYO WAXAAN  U  SHEEGEYNAA  INEYSAN  GEBI  AHAANBA  MAANTA  LAGA  BILAABO  SHEEGAN  KARIN  MAGAALADA  GAALKACYO  MAAMUL  AHAAN,
SHACABKU   WAA  MEESHIISII  WAANA  REER  GALKACYOOD, WAXAASE  AY  AMNI AHAAN  U  HOOS  TAGAYAAN  PUNTLAND  KHASABNA  KU  AH  INEY  LA SHAQEEYAAN  CIIDAMADA  IYO  HAY'ADAHA  AMNIGA  MAGAALADA  GAALKACYO  EE PUNTLAND.
MAGAALO  MADAXDA  GALMUDUG  NA  TAHAY CADOODO  SIDA  SHARCIGA MAAMULKA  GALMUDUG  DHIGAYO  KUNA  QORAN AANUNA U WADDA AQOONSANEY ,
AYSANA  MACQUUL  AHEYN  IN LA  CAR  QALADEEYO  WALAALNIMADA  SOOMAALINIMO  IYO  JIRI  TAANKA GUUD, WAAYO  NABBAD  GALYADA  GALMUDUG  WAA  NABBAD  GALYADA  PUNTLAND SIDOO  KALE  PUNTLAND  IYO  GALMUDUG  NABBADGALYADOODU  WAA NABBADYALYADA  SOOMAALIYA. DANTADAYADA  IYO  JIRITAANKAYAGAU  WAA ISKU  MID  LAAKIIN  WUXUU  U  BAAHAN  YAHAY  ISKAASHI  IS  GARABSI  UMASE BAAHNA  MAGAALO  MAAMUL  KALE  AYAA  XAAFAD  KA  MID  AH  WAXAA  DAGA SHACABKA   HOOS  YIMAADA  MAAMULKEYGA  OO  ANAGAAA  MAAMUL  AHAAN ISKA  LEH

- markii aan eegney dagaalada joogtada ah ee lagu waddo shacabka puntland ee daga bari gaalkacyo iyo godod iyo nawaaxiga caduun maalinkastana dhiigooda la daadinayo,ineyna dhibta iyo dagaalku ka soo fulayaan maamulka galmudug shacabka hoos taga waxaan u sheegeynaa  in galmudug joojiso daadinta dhiiga shacabka puntland,kana waantoowdo sheegashada gaalkacyo maamul ahaan.hal xaafad magaalo ma qaatado.mana hoos geyn karto maamul ka ay ka mid tahay mid kale oo uu wax ka sameeyey.

- shacabka magaalada gaalkacyo guud ahaan waxaan ugu baaqeynaa iney nabadooda ilaashadaan midoobaan hal ilna kuwada eegaan qaswadayaasha dhiigooda u soo yaacaya iney daadiyaan,diidana jiritaankooda lidna ku ah noloshooda,SIDA ALSHABAAB  IYO WAXUUSH  KALEBA.

- waxaan u sheegeynaa dadka wata danaha gaarka ah iyo amisom in magaalada gaalkacyo iyo magaceedaba aysan is laheyn isna keeni karin ciidan shisheeyo waxaana amniga magalada gaalkacyo loodaba fariisan puntland,iyo dadka u dhashey ee dagan.waana magaalo soomaaliyeed laakiin hoostimaada puntland.



No comments:

Post a Comment