Qaniinyo ayaa qaniinyo kaa fujisa galmudug waa alshabaab alshabaabna waa galmudug.
waxaan macquul aheyn maamulka galmudug waa diideen nabbad ilaa hadana waxay ciidamo ku soo daadgurenayaan banaanka magaalada gaalkacyo.
hadii uu maamil soomaaliyeed ka leexdo danta ummadda soomaaliyeed guud ahaan isku raacdey waxaa muqadis ah in khasab lagu ogoleysiiyo,
maqcuul ma ahan in magaalada gaalkacyo xaafad ay ka taliso maamulka galmudug waayo waxaa hore loogu dayey arintaas waxaana ka soo galey alshabaab,kuna soo dhex dhuuntey,
hadii maanta maamulka galmudug usoo hub uruursadey iney ka taliyaan xaafada koonfureed ee magaalada gaalkacyo si ay usoo noqdaan weeraradii ka imaanayey alshabaab iyo galmudug ee ku saleysnaa qarax, dilal, qorsheysan, baqdin shacab ma aha macquul mana soconeyso WAANA HABEENKII XALEY AHAA EE TAGEY. daawana uma aha shacabka magaalada gaalkacyo guud ahaan iyo soomaaliyaba,
maamulka galmudug waa loo ogaaldey iney ka taliyaan xaafada koonfureed ee magaalada gaalkacyo waana la ogaa wixii ku dhacey shacabkii magaalada gaalkacyo iyo nawaaxigeeda,
waxaan leenahay alshabaab oo kusoo noqota magaalada gaalkacyo maamulka galmudug oo ay walaalo yihiin waxaan ka dooraney maamulka galmudug iyo maleeshiyaadkiisa oo ka maqan magaalada gaalkacyo,
hadii dagaalka gardarada ah ay deyn waayaan maamulka galmudug waa khasab in lala dagaalamo hadii la jabiyana laga harin,waa khasab in qofkii diida jiritaanka ummadda soomaaliyeed xabbad lagu ogoleysiiyo.waana mida maanta haysata alshabaab,waa mida maanta haysata galmudug.
waxaan qireynaa alshabaab waa koox ka soo horjeedsatey soomaaliya oo nabbad ah wanaagsan.
waxaan qiraynaa maamulka galmudug inuu noqdey walaalkii alshabaab.
waxaa ciidamada jiida hore ee magaalada gaalkacyo ku muqadis ah isdifaac iyo weerarba.gacmaha lagama laaban karo marka dad soomaali diid ah nabbad diid ahi miiska soo saaraan duugista qayb ka mid ah ummadda soomaaliyeed.
dagaalkan socda waxa eediisa iska leh maamulka galmudug.hadaii galmudug nabbad iyo soomaalinimo raadineyso haka dayso weerarka ay ku waddan magaalada gaalkacyo dagalna ha u aadeen dhulka hoostaga maamulka soomaaliyeed ee galmudug gacanta alshabaabna ku jira ciidamada puntland ee ay maalinkasta soo weerarayaana waxay noqon kuwii ka feer dagaalama waxna ka tir tira alshabaab,waa hadii soomaalinimo lawada rabo soomaaliyana aan wadda leenahay.wanaageedana uu naga dhaxeeyo,nabbaduna nolol noo tahay.
hadii kale galmudug waa alshabaab,alshabaabna waa galmudug.waa dagaal iyo wixixi lagu kala helo waa soo hari inta sama doonka ah soomaali doonka ah.
dad soomaaliyeed ayaa afka ka oranaya dagaalkan wuxuu soo socdey qarni waxaan leeyahay wakhjtigaas wuxuu ahaa beel beel la dagaalameysa soomaaliyeed iyo dagaal daaqsimeed markastana waxaa loo heli jirey xal iyo waan waan maantase arintu waxay mareysaa alshabaab oo diidan jiritaanka ummadda soomaaliyeed iyo ummadda soomaaliyeed oo u kala baxdey alshabaab kal kaal alshabaab walaalkiis beelo badan oo soomaaliyeed naftana ka aha alshabaab jirkana ka aha soomaali iyo intii badneyd ummadda soomaaliyeed oo ku dhagan u dagaalka jiritaankooda naftana u huraya dhiigoodana u daadinaya,mana aha mid cid looga gabanayo,looga baqayo,fulintiisana ma aha mid cid la waydiinayo.
ummadda soomaaliyeed waa kuftey hadana kacdey beeshii iyo cidii ka hortimaada hayaanka ummadda soomaaliyeed daad ayaa qaadi.runtuna waxay tahay soomaali inta soomaaliya oo wanaagsan rabta waa inta isku jidka ku taagan,waana isku mowjad dhankasta.
No comments:
Post a Comment