waxaan ugu baaqeynaa shacabka puntland ganacsatada iyo jaaliyadaha dibadaha in laga qayb qaato gurmadka ABAARAHA shacabka puntland,
soomaalidu waxay ku maahmaahdaa daqsi inta laysaga dhiibo ayuu ku dhintaa waxaa maanta taagan xaalad abaareed oo aad u daran saameysayna dad iyo duunyo xoolo waa ku daayeen waxaase hadarey oo kaliya waa dadkii oo aan waxba haysan,
fadlan ka qayb qaado GURMADKA ABAARAHA PUNTLAND wax bixi oo wax ka bad baadi dadkaaga.
nin ba waa maalin dadkaagu waxay ku qayliyeen WAR BIYO WAR CUNTO ee wax ba ha hagran maanta waxa qiil qiil ku jira jiritaanka dadkaaga iyo kaagaba.
fadlan waxaad ku hagaajin kartaan deeqadaha abaaraha GUDIGA ABAARAHA PUNTLAND.oo ay hoos ku qoran yihiin telkooda iyo meesha aad kala xirirri kartid.
waxaan ugu baaqeynaa shacabka puntland ganacsatada jaaliyadaha dibadaha in laga qayb qaato gurmadka ABAARAHA shacabka puntland,
soomaalidu waxay ku maahmaahdaa daqsi inta laysaga dhiibo ayuu ku dhintaa waxaa maanta taagan xaalad abaareed oo aad u daran saameysayna dad iyo duunyo xoolo waa ku daayeen waxaase hadarey oo kaliya waa dadkii oo aan waxba haysan
fadlan ka qayb qaado GURMADKA ABAARAHA PUNTLAND wax bixi oo wax ka bad baadi dadkaaga.
nin ba waa maalin dadkaagu waxay ku qayliyeen WAR BIYO WAR CUNTO ee wax ba ha hagran maanta waxa qiil qiil ku jira jiritaanka dadkaaga iyo kaagaba.
fadlan waxaad ku hagaajin kartaan deeqadaha abaaraha GUDIGA ABAARAHA PUNTLAND.oo ay hoos ku qoran yihiin telkooda iyo meesha aad kala xirirri kartid.
No comments:
Post a Comment