Thursday, October 27, 2016

Dowlada puntland iyo shacabkeeda waa isugu mid AMISOM-GALMUDUG-ALSHABAAB IYO DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA.


Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheikh Cali Diini waxaan leenahay waxaad wasiir ka tahay dowlad qabiil ku rati kacsadey,waxaana qayladaada gaalkacyo ayaan amisom geeyneynaa u aragnaa mid afka laguu gashey,waayo inamadii aad mataleysey ee loo soo direy cadaado ayaa haboon inaad marka hore warsato waxna weydiiso waxa maanta socda.kana soo baxaya xamar ee dhinac marey soomaaliyadii wacneyd wanaagsaneyd ee aanu wadda raadineyney.


waxaa xamar lagu laayaa madax hal beel oo soomaaliyeed,waxaana magaalada gaalkacyo lagu laayaa madaxda hal beel oo soomaaliyeed,waase dhamaadey wakhtigii oohinta lala aamusi jirey iyo ciilka,qalbigana lagu xiran jirey beri ayay uun hagaagi,hadii wanaaga lawada arki waayo waa laysa saxayaa hadii laysa sixi waayo waxaa imaan in runta laysu sheego waxna laka tirsado boogo horena bilaabaan iney dib u xanuunaan dhibanaaysha aamusnaa.


waxaad wasiir ka aheyd dowlad qabiil wakhtigeediina dhamaadey,sasabta laguugu dhiibey booskaana waa in qabiilada kale oo wax dulmayaa  maqaarsaar kaa dhigtaan sida indhaha ummadda soomaaliyeed u arkaan dowlad mideysan,iyo kan adduunkuba,


marka 10 ASKARI oo ah beesha aad ka soo jeedo ciidan NISA ama XOOGA DALKA loo tababaro waxaa beesha magaalo madaxdii xooga ku haysataa tababarataa  1000 ASKARI,waadna ku fashilmatey magaca aadka u weyn ee soomaaliyeed ahna wasiirka gaashaandhiga soomaaliya,waana mid MUGWEYN.


waxaad markhaati ka tahay in ciidan qaran aad ku guul dareysatey inaad sameyso,ama wax ka sameyso,si AMISOM  ta  aad hooyada soomaaliya u maleyneyso meeshaba uga baxdo,kalsoonidii shacabka soomaaliyeedna u soo noqdo dadkeenuna u helo kalsooni nabbadeed oo ay sugayaan ciidan mideysan loo dhan yahay  qaran soomaaliyeedna matali kara,


waxaa askariga amisom qaataa lacag ka badan 1200 oo dollar halka inta laga soo xuley halka beel ee soomaaliyeed qaataan in kayar 150 dollar,waxaa meesha ka baxey magacii weynaa ee ciidanka xooga dalkeena,waxaa maanta dalkeenii noqdey meel ciidamada amisom iska dhex joogaan waxna ka qaban waayaan alshabaab,


waxaa gacanta dowlada ka baxay magaalooyin dhan oo badan  muhiimna ah ayna gacanta ku hayeen ciidamada afka ka taageera soomaaliya  ee itoobiya oo xataa sheegid la aan u  baneeyey alshabaab waxaa hortaada lagu xasuuqey ciidan beeleedkii matalayey ciidan dowlada federaalka soomaaliya waxaan sababey ciidamada itoobiyaanka oo aan warba galin kana guureeyay,


waxaa la diley ciidan beeleed soomaaliyeed watase magaca ciidanka qaranka soomaaliyeed waxaana laayey ciidamadii ka cararey magaalooyinkii ay gacanta ku hayeen ee itoobiyaanka ahaa.waana u sumcad xumo magaca ciidanka soomaaliyeed.iyo inta qiimeysa raadisana soomaaliya oo wanaagsan.



waxyaalo badan oo isu tagey waa waxa maanta soomaali kawada careysiiyey dad badan oo soomaaliyeed iyo waliba beelo soomaaliyeed oo wax weyn tabanaya,waayo waxaa lala buubey wanaagii soomaaliyeed waxaana loola leexday mid qabiil kaliya ah,waxaad wasiir ka aheyd dowlad qabiil boobey waadna ku guul dareystaey xataa inaad ciidan beeleedka aad wasiirka u tahay geyso TIYOOGLOOW iyo magaalooyinka itoobiyaanku sida qorsheysan uga baxeen alshabaabna deg dega ku qabsatey,



waxaa 4 sano ee beeshan xukunka boobtey hogaanka magac u yaalka ah dalka soo galey laguna maal galiyey lacag aay dadyow badani qaar ba in ku sheegeen waxaase yaable adigoo ku fashilmey MAQAAR SAARKII BEESHA AAD U AHEYD waa tan xilka kuu dhiibtaye maxaa ka soo gaarey lacagtaas caabudwaaq.mase dafirsan tahay in beeshaada gaar ahaan ciidankii loo taba barey maanta joogaan puntland ayagoo soo goostey kana soo goostey galmudug.waa yaab.WAXANSE KUGULA DARDAARMEYNAA KOLEY QALINKAAGA WAKHTIGIISII WAA DHAMAADEYE AFKA KA DAA GAALKACYO.



GAALKACYO WAA KA MAMNUUC NIN AAN AHEYN ASKARI PUNTLAND AH INUU QORI KU WATO,WAANA KA MAMNUUC NIN QORI U SITA GALMUDUG,HADII GALMUDUG DOONEYSO NABBAD MAAMUL GOBOLEED  MADAXDEEDU WAA  CADOODO HANA KU EKAATO.


WAXAA GAALKACYO LAGA OGOL YAHAY OO KALIYA WAA SHACAB SOOMAALIYEED OO HAL MAAMUL LEH,SHACABKA SOOMAALIYEED EE HOOS TAGA GALMUDUG NA WAA DAGANAAN KARAAN,WAXAASE AMAANKA IYO DOWLADU TAHAY TAN PUNTLAND EE SOOMAALIYEED.


NB - WAAN KALA NOQONEY KALSOONIDII DOWLADA WAKHTIGEEDU DHACEY EE XUKUNKA KA BOOBTEY UMMADDA SOOMAALIYEED.AMISOM GALMUDUG,ALSHABAAB,DOWLADA FEDERAALKA CIIDANKOODU WAA ISKU MID WAANA KA XAARAAN GAALKACYO.



MAANTA HAL BEEL AYAA HAYSATA XAMAR,HAL BEELA AYAA MATASHA QARANKA SOOMAALIYA,HAL BEEL AYAA WELI RAALI GALIN XASUUQII XAMAR BEELAHA KALE EE AY XASUUQEEN,HAL BEEL AYAA UMMADDA SOOMAALIYEED LA HOR CARAREYSA CALANKA UMMADDA SOOMAALIYEED INTEEDA KALE,HAL BEELA AYAA WAX BOOBEYSA,HAL BEEL AYAA ARKI LA SOOMAALINIMADII.HAL BEEL AYAA AFKA KA HA DWOLAD UURKANA QABIIL.


WAX WEYN AYAA KHALDAMEY EE BAL AANU DIB U RAADINO SOOMAALIYA OO NOO WADA WANAAGSAN SI DAACAD AH XAQ AH,NABBAD AH,ANAGOO  KA WEYN QABIIL,KANA WEYN JEEB,KANA WEYN WAA HURDAAN EE DAR DAR,KANA WEYN DAMAC KURSI.


No comments:

Post a Comment