WAA MUQADIS JIRITAANKA PUNTLAND.
waxaan dowlada hada xukunkeedu dhacey ku eedeyneynaa iney kala soko marsatey ummadda soomaaliyeed,ayna magacii iyo shillinkii soomaaliyeed u isticmaashey hab qabiil.maamulka galmudug na uu noqdey willkii dowlada federaalka soomaaliya loona eexdo eex qabiil,.
galmudug waxaan ku eedeyneynaa iyadoo dhulkeedii haysato alshabaab loona baahan yahay in laga xoreeyo ayay waxay har iyo habeen dagaal macno darro lasoo aadaa puntland soona celineysaa dhiiqadii iyo dagaalkii 1990,waxaan kaloo galmudug ku eedeyneynaa in alshabaab kasoo dhex dagaalanto maamulka galmudug wax dagaal ahna uusan ka dhexeyn galmudug iyo alshabaab wax isku qabsi mooyee.
galmudug waxaaan ku eedeyneynaa shacabkii soomaaliyeed ee la sameystey maamulka galmudug ayay waxay kula dhex farganeynsaa iney ka soo qeyb galaan dagaalka ay kula soo firxanayaan magaalada gaalkacyo ee puntland soomaaliya,waxaana markhaati madoonto u ah shacabka ka gadoodsan diidana arintaas ee magaalada caabudwaaq.
waxaan kaloo ku eedeyneynaa galmudug ineysan dheg jalaq usiin alshabaab walaalana yihiin sida dowlada federaalka,waxaan ku eedeyneynaa galmudug iney gacan saar hoose la leedahay maamulka soomaaliland kasoo u istaagey soomaalidiidnimo magaalooyina ka heysata puntland,
galmudug waxay puntland u hodaadeyneysaa soomaaliland waxaana halkaas kusii dayac maya shacabka soomaaliyeed ee sool sanaag iyo ceyn taasina waxay la macno tahay maamulka galmudug waa laaley soomaalinimadii ,waxaas oo dhana waa qabiilkii oo laga doortey qaranimadii,
hadaba gaalkacyo waa puntland, puntland waa gaalkacyo.puntland waa soomaaliya soomaaliyana waa puntland.
intaas wixii dhaafsan waa xabaalaha CIRJIIFE.
hadaba gaalkacyo waa puntland, puntland waa gaalkacyo.puntland waa soomaaliya soomaaliyana waa puntland.
intaas wixii dhaafsan waa xabaalaha CIRJIIFE.
No comments:
Post a Comment