MAGAALADA GAALKACYO GOR GORTAN MALAHA.
waxaan galmudug la socodsiineynaa in ay mamnuuc ka tahay magalada gaalkacyo gebi ahaanba ciidamada galmudug ama qof qori ku sita magaca galmudug.
nabbad badan oo mara iyo sanooyin badan laga aqbaley maamulka galmudug iyo shacabkaas oomaaliyeed waxaa xigey dhiig ay daaduyeen iyo maato xasuuq sidaas darteed waxaa shacabka puntland ka go'an raadinta nabbad waarta waxayna ku jirtaa lays lana qaatey in magaalada gaalkacyo aysan yeelan karin labo maamul.sidaas darteed shacabka soomaaliyeed ee hoos taga maamulka galmudug waa shacabkii magaalada gaalkacyo,laakiin maamul ahaan waxaa xukuma dowlada puntland sugitaanka amnigoodana waa muqadis waxaana ay hoos tagtaa ciidanka difaaca puntland,booliiska puntland hay'ada sirdoonka puntland.
shacabka magaalada gaalkacyo waa shacab walaalo ah ayna mudan tahay iney wadda ilaashadaan nabbada.
dhiig badan ayaa ku daatey magaalada gaalkacyo markastana ay mas'uul ka ahayeen galmudug iyo alshabaab sidaas darteed waxaa marar badan la aaminey lana soo ceshey maamulka galmudug waxayna jabiyeen ballanqaadkii nabbadii lawad qaatey lagana aqbaley,
maanta waxay arintu mareysaa isla sidii iyo in galmudug nabbad laga aqbalo,waa laga aqabalayaa laakiin waxaa la socda hal shuruud tasoo ah in ciidanka galmudug gebi ahaanba mamnuuc ka yahay magaalada gaalkacyo.
galmudug waxaa daba socda alshabaab,hadii aysan galmudug dagaal iyo dhiig daadin waxaa daadin alshabaab sidaas darteed waxaa go'aanku yahay nabbadda shacabka puntland na ku jirtaa inaan ka mumnuucney qof qori u sida galmudug magaalada gaalkacyo.
waxaan shacabka magaalada gaalkacyo iyo kan puntland guud ahaanba ugu baaqeynaa nabbad iyo iney la shaqeeyaan ciidamada difaaca puntland iyo hay'adaha amaanka puntland.
waxaan shacabka puntland ugu baaqeynaa feejignaan,iyo u istaagida jiritaankooda waayo wakhtigan waa wakhti kamida ah wakhtiyadii GILGILASHADA.
waxaa jira cadow soo jirey hadbana kuwo kale soo tukhaan tukheynaya welina nool doonayana inuu daadiyo dhiiga shacabka soomaaliyeed ee puntland.

No comments:
Post a Comment