Friday, October 21, 2016

OGEYSIIS - ku dowlada qabiilka ee huwan magaca ummadda soomaaliyeed wadata.



OGEYSIIS - ku dowlada qabiilka ee huwan magaca ummadda soomaaliyeed wadata.

WAXAAN MAR LABAAD DADKA QABIILKU KA DHEX GUUXAYO EE XAMAR KA SOO OLOLEYNAYA CIIDAMADA OOFINAYANA DANTA QABIILKA OGEYSIINEYNAA IN WIXII CIIDAN AH EE SOO AADO MAGALADA GAALKACYO LALA DAGAALAMI DOONO,WIXII KA YIMAADANA DHIBTAAS DAGAALNA AYAGU MAS UUL KA YIHIIN.EEDEEDANA DUSHA LAGA SAARI DOONO.

CIIDAMADA GALMUDUG WAA KA MUMNUUC MAGAALADA GAALKACYO KUWA DOWLADA FEDERALKA SHEEGANAYA EE HALKA QABIIL KA KOOBANA WAA KA MAMNUUC.HADII LABADUBA AY ISA SOO RAACANA WAXAA DADKA SOOMAALIYEED EE PUNTLAND KU WAAJIBA JIHAAD XAQ U DIRIR AH.

MAANTA WAXAA SOCDAA WAA SOO NOQOSHADII DAGAALKII FOOSHA XUMAA EE 1990 DADKEENA SOOMAALIYEEDNA QAARKIIS QALFOOFKIISII QABRIYGA KASOO SAAREEN.
AYAGOO DOONAYA INEY GAARAAN WIXII QALBIGOODA KU JIREY 1990 EE AY GAARI WAAYEEN MAANTASE U HELAY FURSAD ISTICMAALKA MAGACII UMADDA SOOMAALIYEED IYO SHILILKOODIIBA.

No comments:

Post a Comment